by admin | Jul 6, 2016 | News
Helsinki:-Maamulka markazka Al hudaa ee Helsinki Islamic Center oo tahniyada ciida haweda u maranayo dhamaan musliinta caalamka oo dhan waxaanu leenahay kula caam wa’antum biqeyr Taqabalaahu Mina wanimkum wasaalixal acmaal waxaan alle ka baryeeynaa inuu inaga aqbalo...
by admin | Jul 5, 2016 | News
Ardaydan oo tiradoodu gaareesay 25 waxaa usoo idlaatay Sanad waxbarasho Kuliyadda Caafimaadka ah gaar ahaan Hooyada iyo Dhalaanka,intay waxbarashada qaadanayeen Dhalinyaradan ayeey si wayn uga faa’iideysteen kalkaalisanimada iyo qaybta Umulisooyinka iyo badbaadinta...
by admin | Jul 5, 2016 | News
Gaalkacyo:- Waxaa Subaxnimadii Arbacada oo ku beegnayd 17/Ramadan/1437 hijriga ama 22/6/2016 Koonfurta Gaalkacyo ka furmay kulan-waynihii saddexaad ee walaalaynta ummada Soomaaliyeed kaasoo ay qaban jirtay Dalladda Ardayda ka Baxay Macaahidda Sharciga ah ee...
by admin | Jun 29, 2016 | News
Laascaanood:-Bahda Muasasada Dacwada iyo horumarinta Al-Karam faraceeda Laascaanood,bahda Machadka Al-furqan,Kulliyadda Shareecada iyo daraasaadka islaamka jaamacadda Nugaal,Golaha Ardayda ka baxday machadka alfurqan Lascanod dhammaan waxay hambalyo iyo duco udiryaan...
by admin | Jun 28, 2016 | News
Garoowe:-Waxaa maantay kadhacday Masjidka Alhuda Xaflad balaaran oo lagu sooxirayay Tartana Qur’aanka Heer puntland Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo soo Agaasiay waxaa kasoo qay galay Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi wali Maxamed Cali Gaas Wasiirka Wasaarada...
by admin | Jun 25, 2016 | News
Garowe: Waxaa manta oo tariikhdu tahay 20ka bisha ramadaan magaalamadaxda Garowe ka furmay tartanka Qur’aanka kariimka ah ee gobolada puntland. Tartankan oo ay ku tartamayaan arday gaaraysa 33arday oo kasocoda 11 degmo oo katirsan gobollada puntland ayaa waxaa soo...