by admin | Apr 19, 2016 | News
Bosaaso: Waxaa habeenkii 5aad kasocota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaso Kulan Diimeedkii 14aad ee sanadwalba lagu qaba jiray Masjidka Alrowda Bosaso waxaana Caawa Labo Muxaadaro oo Aad U qiimi Badan Soo Jeedshay Labada Sheekh ee Kala ah Sh.Axmed Daahir Xasan Iyo...
by admin | Apr 19, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa habeenkii 5aad kasocota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaso Kulan Diimeedkii 14aad ee sanadwalba lagu qaba jiray Masjidka Alrowda Bosaso waxaana Caawa Labo Muxaadaro oo Aad U qiimi Badan Soo Jeedshay Labada Sheekh ee Kala ah Sh.Axmed Daahir Xasan Iyo Sh.Fu’aad...
by admin | Apr 18, 2016 | News
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa Habeenkii sadexaad Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarun gobalka Bari . Nadwadan oo ahayd mid laga socday gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa waxaa sanadkan cinwaan looga dhigay “Umaddu waxay u dhexeysaa...
by admin | Apr 18, 2016 | News
Waxaa habeekii 4aad Masjid kaweyn Ee Al-Rowda Bosaso Kasocota Nadwadii 14-Aad waxaana Caawa Muxaadaro Kahadlaysa Ganacsiga Iyo Dhaqaalha Islaamka Soojeedshay Sh.Maxamed Macalim Axmed Waxaana Sheekhu Muxaadaradiisa Kuqaadaadhigay Waxyaabaha Keena Iyo Ganacsigu...
by admin | Apr 17, 2016 | News
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa Habeenkii sadexaad Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarun gobalka Bari . Nadwadan oo ahayd mid laga socday gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa waxaa sanadkan cinwaan looga dhigay “Umaddu waxay u dhexeysaa...
by admin | Apr 17, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa habeenkii sadexaad si toos ah uga socda magaalada bosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda nadwadii sanadlaha ahayd,cinwaanka muxaadarada ayaa caawa ahaa “dhibaatooyinka carrabka” waxaana soo jeedinay Dr.Axmed Jaamac Ismaaciil mire. Sheekha...