by admin | Apr 16, 2016 | News
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa Habeenkii sadexaad Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarun gobalka Bari . Nadwadan oo ahayd mid laga socday gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa waxaa sanadkan cinwaan looga dhigay “Umaddu waxay u dhexeysaa...
by admin | Apr 16, 2016 | News
Waxaa habeenkii labaad galay nadwa cilmiyeedkii kasocotay magaalada bosaso xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka al rowda,cinwaanka muxaadarada ayaa ahaa “ Akhlaaqda xun iyo muuqaaladeeda dhan bulshada ka dhexjira “ waxaana soo jeedinayay sheikh cabdinasir xaaji...
by admin | Apr 16, 2016 | News
Boosaaso:-waxaan shabakada Islaamiga ee Al-Minhaaj ay si maqal iyo muuqaal ah idiinku soo gudbin doontaa hadii alle idmo markay saacadu tahay 09:00 Barnaamij Fataawa Culumaa oo si Live ah uga bixi doona Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari...
by admin | Apr 14, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo jumce ah ka bilaabatay magaalada boosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda nadwadii sanadlaha ahayd taasoo sanad walba laqaban jiray xilligan oo kale, nadwadan ayaa noqonaysa midi afar iyo tobnaad. Nadwadan ayaa waxaa kazoo qayb galay...
by admin | Apr 14, 2016 | News
Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo jowlo dacwi ah ku maraya magaalada barakeysan ee Mecca Al-Mukarama ayaa waxaa uu kulan la qaatay Sheekh Dr Dr Salmaan Bin Fahad Al-Cowda oo ka mid ah culumada sida weyn looga yaqaan gudaha iyo dibada dalka Sacuudiga. Sheekh Dr Salmaan...
by admin | Apr 10, 2016 | News
Maamulka Machadka Khadiija Binttu-Khuweylid ee Barashada Culuumta Shareecada Islaamka ee Magaalada Garoowe, ayaa u qabtay 36,Arday oo ka qalijebisay Macahdka, Xaflad si wanaagsan loosoo agaasimey oo lagu qabtay Hoolka Jaamacadda Bariga Afrika, Faraceeda Magaalada...