by admin | Feb 17, 2016 | News
Xafladdaan oo ahayd mid si heersare ah loosoo agaasimay ayaa kadhacday Xarunta Wey Ee Dr Axmed College magaalda Garowe waxaana looqabtay in kabadan 43arday oo kaqalin jabiyay Mac-hadka waxaana xafladaan kasoo qayb galay Wasiirka Waxbarashada/Wasiirku xigeenka...
by admin | Feb 15, 2016 | News
Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa Barnaamijkan ugu magac dartay#Mahiigaanka Golis HAFRIINYO MAAHEE WAA HUBAAL kaasoo si weyn u xiisa geliyey dhammaan dadkii ku sugnaa madasha dhaqanka. Barnaamijkan #Mahiigaanka Golis abaalmarinada lagu helayey waxaa kamid ahaa...
by admin | Feb 13, 2016 | News
Waxaa habeenamadii jimacada ee taariikhdu ahayd 12/2/2016 ka dhacday masjid jaamica Galdogob xaflad balaaran oo lagu soo afmeerayey dawradii ama siminaarkii lagu baranayey akhlaaqda wanaagsan, xafladaas ayaa sidoo kale abaalmarino lagu gudoonsiinayey ardaydii...
by admin | Feb 6, 2016 | News
Boosaaso:-Habeenimadii jimcaha Bishuna ahayd 1437/04/26”H” Kuna beegnayd 2016/02/4 ayaa Waxaa Masjidka Al Rowda ee Magaalada Boosaso kabiowday olole wacyi galin ah . Ololahan oo bulshada lagu wacyigalinayey Ahmiyada Amniga loogagana digayey khatarta qabyaalada...
by admin | Feb 6, 2016 | News
Kuleejka Maka –Almukarama ee kuyaal Duleedka Magaaladda Garowe ayaa ah mid wax lagu baro ardayda islamrkaana leh hoyaatin ardaydu ay kusugnaadaan Kuleejka maalin walba marka laga reebo Jimcaha iyo Khamiista malmahaas oo ah maalmaha ay tagaan guryahooda . Kuleejka...
by admin | Feb 5, 2016 | News, Waxqabad
Xafladdan oo ay ardaydiisa Uu uqabtay Schoolka Hoose Dhexe Iyo Xifdinta Qur’aanka Ee Daaru Al-Hidaaya Garowe ayaa noqonaysa tii ugu horaysay ee Puntland kadhacda islamrkaana lasiiyo abaalmarin Iyo Shaadooyin arday dhamaysay Hikaada oo gaaray in ay wax qoraan...