by admin | Jan 31, 2016 | News, Waxqabad
Tababarkaan oo ahaa mid uu soo agaasimay Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Fulinta Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal ayaa ahaa mid lagu qaatay Tababar Dhinacyo Badan taabanaya Tababarkaan Oo ahaa midkii ugu horeeyay oo noociisa oo kale ah islamarkaana lasiiyo Madaxda...
by admin | Jan 29, 2016 | News
Waxaa maanta oo Taariikhdu Tahay 28/01/16 Hoolka Masaajidka Al-rowda ee Bosaaso lagu soo gabagabeeyey Tababar loo qabtay khadiibyada magaalada Boosaaso kaasoo soconayey saddex maalmood. Tababarkan oo ay fulinaysay Mu’asasaada Al-minhaaj ee dacwada iyo horumarinta...
by admin | Jan 27, 2016 | News
Galdogob:-Habeenimadii talaadadu soo galaysay ee 26/1/2016 ayey ka bilaabtay Masjid-Jaamaca ee Galdogob dawro ama siminaar ay soo diyaarisay Mu’assada minhaaj faraceeda Degmada Galdogob. Dawradaasoo soconaysa 4 casho ayaa lagu daraasayn doonaa kitaabka ka hadlaya...
by admin | Jan 23, 2016 | News
Kulan cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-minhaaj faraca bari oo kaashanaysa Jaamacada Bariga Africa loona qabtay ardayda dugsiyada sare ee magaalada boosaso ayaa maalinimaddii shalay lagu soo gabagabeeyey hoolka Jaamacada Bariga Afrika. Kulan...
by admin | Jan 19, 2016 | News, Waxqabad
Maalintii labaad oo xiriir ah ayaa Dowro Cilmiyeed loogu Magacdaray “(ملتقى الإرشاد الدعوي والتثقيفي”) Waxay kasocota Hoolka Jaamacadda bariga Africa. Maalintii Axadda ee ku beegnayd 17/01/2016 ayaa waxaa ka bilowday hoolka Jaamacadda Bariga Afrika Nadwadaas oo ay...
by admin | Jan 16, 2016 | News
Waxaa dabaqa sare ee masjidka Al-Huda Garowe laguqabtay xaflad siwanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo ahayd mid lagu shaacinayay Ardaydii ka gashay kaalimaha hore Imtixaankii Mac-hadka Khadiija Ee Magaaladda Garowe. Xafladaan waxaa kasoo qaybgalay Xubno Kasocday...