by admin | Dec 1, 2015 | News
Gaalkacyo:-Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 01-12-2015 soo gaaray magaalada Gaalkacyo Wafdi Culumo ah oo ka soo amba baxay saaka magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,kaas oo doonaya in uu ka shaqeeyo sidii xal waara looga gaari lahaa colaada ka aloosan...
by admin | Nov 30, 2015 | News
Culimadaan Uu Hogaaminayo Sh C/nasir Xaaji Axmed Ayaa Iskaga kala Yimid Dhamaan Deegaanada Soomaalidu Dagdo Waxayna Ulajeedada Safarkoodu yahay In ay Kaqayb qaataan nabadaynta gaalkacyo iyagoo maalmahaan ba ku baaqayay In colaada lajoojiyo . Waftiga Culimada Ee Uu...
by admin | Nov 29, 2015 | News
Kulankan oo ka dhacay Xarunta Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Magaalada Garowe waxa uu ahaa mid lagu daah furayay Hay’ada ay si gaar ah u leedahay Jaamacadda Bariga Africa waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xildhibanada Baarlamaanka iyo Madaxda...
by admin | Nov 28, 2015 | News
Sheekh Axmed Cabdi Samad Oo kamid ah Culimada soomaali yeed kuwa ugu Misaanka Culus Ayaa Si adag Ugu horyimid dagaalka gaalkacyo Kuna Tilmaamay Mid saniid daro ah waxaana sheekhu sheegay in ay san bananan Dhiiga muslimiinta In Xaqdaro Lagu Daadiyo . Dhanka kale...
by admin | Nov 24, 2015 | News
Mu’asasada Al-Minhaaj Dacwada iyo Horamarinta ayaa ku wareejisay Xabsiga dhexe ee Bosaso qalab isugu jira 12 makiinadaha Harqaanka, Makiinadaha Bulkeetiga iyo makiinadaha Alwaaxda, Waxaana qalabkan loogu talagalay sidii maxaabiista ku jirta xabsiga Bosaso loo bari...
by admin | Nov 24, 2015 | News
Xafladaani ayaa waxaa loo qabtay Ardayda Dufcada 8aad ee kabaxda Machadka Alfaaruug ee Daraasaatka Islaamiga ah iyo Luqada oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana ay ahaayeen Tirada Ardayda Qalin Jabisay 23 Arday iyo Ardayad. Xaflada ayaa...