by admin | Nov 16, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa Maanta oo isniin kuna beegnayd 16-ka November xaflad si heer sare loo soo agaasimay ka dhacday Xabsiga way ee Garowe halkaas oo Mu’asasada Al-Minhaj ku wareejisay Maamulka xabsiga dhaxe ee garoowe Makiinado farsamada gacmeed . Deeqda Makiinadaha ayaa waxaa...
by admin | Nov 13, 2015 | News
Maanta oo ah maalinimo khamiis ah, taariikhduna ku beegantahay 12-11-2015, waxaa ka dhacay hoolka jaamacadda Bariga Afrika xaflad lagu maamuusayo ardey ka qalin-jabisay machadka diiniga ah ee Khadiija Bintu Khuwaylid dufcaddii 6-aad iyo 7-aad, ardeydaas oo gaaraya 74...
by admin | Nov 12, 2015 | News
Garoowe:-Kulankan wuxuu ka dhacay Madasha Shirarka ee Jaamacada waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socday Dowladda, Maamulka, Macalimiinta iyo dhamaan ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Faraca Garowe waxaana lagu soo dhaweynayey Sheekh Bilal Philips. Sheekh Bilal...
by admin | Nov 7, 2015 | News
Xafladaan ayaa ahayd mid siwanaagsan loo soo agasimay waxaana lagu dhiiri galinayay 55 gabdhood oo Bartay Funuunta Kaladuwan Ee Cilmiga sharcigaa kuwaas oo mudo badan ruuga u aasay siday u noqon lahaayeen Culimo Bulshada Anfacda . Gabdhahaan oo wajiyadooda ay ka...
by admin | Nov 3, 2015 | News
Galdogob:-Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay ayaa usbuucii dhawayd ka dhacday dhismaha cusub ee Machadka Imaamul-Bukhaari ee magaalada Galdogob ee gobolka Mudug taasoo looga gol lahaa soo dhawaynta maamulaha cusub Sh.C/laahi Cali Ugaas iyo sagootinka maamulihii...
by admin | Nov 2, 2015 | News
Tartanka Doorashada Gudoomiyaha Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe ayaa Wareega 1aad waxaa ku tartamay Afar Murashax oo kala ah Maxamed Karaama,Maxamed faarax, Daa’uud Sakariye, iyo Guuleed Ismaaciil waxaana Wareega 2baad usoo gudbay Daa’uud Sakariye oo...