by admin | Oct 13, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa saakay Buurtinle Ka anbabaxay wafti balaaran oo uu hogaaminayo Islaam Bashiir Islaam Cabdille waftigaan oo ka koobanDowladda Puntland Culima Awdiin Isimo Cuqaal Ganacsato ayaa ku wajahan Deegaanadii Culaadu Kadhacday. Inta uusan saakay waftigaan ka an babixin...
by admin | Oct 1, 2015 | News
Ololahaan Oo uu Hormuud ka ahaa Cabdi Naasir Ibraahiim Jaamac oo ah Tababare Dhalinyarada Kawacyi galiya Khatarta Tahriibka oo Gacan weyn kahelaya Ardayda wax kabarata Dugsiga sare ee Ganbool Iyo Qaybo kamid ah Shirkadaha ganacsiga Oo ay Ugu horayso Shirkadda...
by admin | Sep 26, 2015 | News
Garoowe:-Munaasabad si wayn loo soo agaasimay ayaa 26-9-20015 oo ku began maalin sabti ah waxaa lagu qabtay Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Garoowe waxaana ku Qalin jabiyey in ka badan 118 Arday oo ka kala socday Kuliyadaha kala ah Culuumta Bulshada, Maaraynta...
by admin | Sep 24, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa Maanatay Magaaladda Garowe Ee Caasimadda Puntland looga Ciiday Siwanaagsan iyadoo dadweynaha Garowe Wajiyadooda laga dheehan karay Farxad Iyo Raynrayn Ku aadan Ciidul Adxaa waxaana jawiga guud ee caasimada maantay uu ahaa mid Dagan . Dhanka kale waxaa...
by admin | Sep 23, 2015 | News, Waxqabad
Sh .C/qani Qorane Oo kamid ah Culimada Caanka ku ah Fidinta Dacwada islaamka ayaa mudoo yinkii dabe waxaa uu waday wacyi galin dhinacyo badan taabanaysa wacyi galintaas oo sheekhu kawaday in ta badan goobaha wax barashada ayaa Todobaadadii lasoo dhaafay waxaa uu...
by admin | Sep 18, 2015 | News
Boosaaso:-Kulan ay maanta ku yeesheen culimada Soomaaliyeed magaaada Boosaaso ka dib qaylo dhaan ka timid Kutub Xambaarsan Fikriga Shiicada ah oo laga soo rarayo dalka Imaaraadka carabta ayaa culimadu waxaa ay sameeyeen daba gal ka dibna markii ay hubsadeen arrinkaan...