by admin | Sep 17, 2015 | News
Jaamacadda bariga Afrika oo ah Jaamacadda Ugu balaaran Soomaaliya ISlamarkaana Ah Jaamacadii Ugu Horaysay ee laga furo Puntland ayaa Sanadadii danbe waxay waday dadaalo badan oo ay ku soo kordhinaysay Kuliyado cusub oo intooda badan ku cusub yihiin Dalka. Jaamacada...
by admin | Sep 15, 2015 | News, Waxqabad
Sheekh Maxamed Godane Xoosh ayaa maantay waxaa uu marti u ahaa Idaacdda Qur’aanka kariimkaa Al-Xikma Gaar ahan Xarunteeda Dhaxe Ee Garowe Idaacadda Alxikma oo ah FM laga dhagaysto Inta badan deegaanada Puntland Iyo Qaybo Kamid ah Goboladda Dhaxe Ee dalka Ayaa qabata...
by admin | Sep 11, 2015 | News
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday Gudaha Caasimada Puntland Ee Garowe Olole Guud ahaan bulshada gaar ahaan Dhalinyarada loogadigayay khatarta Tahriibka. Ololahaan oo uu waday aqoonyahan Soomaaliyeed oo kayimid wadanka Masar ayaa bilaabay kadib markii uu kanaxay...
by admin | Sep 10, 2015 | News
Munaasabad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Masjid ka imaamu Shaafici ee magaalada Galdogob. Munaasabadan ayaa ahayd mid Jaamacadda Bariga Africa faraca Galdogob ku sagoon tinayeen kudhawaad 31 arday oo dhamaystay kulliyadda Shareecada...
by admin | Sep 9, 2015 | News
Ceerigaabo:-Gudoomiyaha gudiga dhaqaale aruurinta ee wadada Ceel Daahir ee Ceerigaabo Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey SBCTV waxaa uu ka waramay halka uu marayo dhaqaalihii loo qoondeeyey dhismaha wadada Ceel Daahir. Hoos ka Daawo waraysiga...
by admin | Sep 9, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maalimihii lasoo dhaafay laga dareemayay hadal haynta Olalaha kadhan ka ah Tahriibta kaas oo kasocday Goobaha wax barashada Ee gudaha Caasimada Puntland . Aqoon yahan Cabdi Naasir Ibraahiim Oo dalka kamaqnaa Mudo 25 Sano Ah ayaa si rasmi ah uga bilaabay...