by admin | Aug 2, 2015 | News
Waxaa maanta Xarunta jaamacadda Bariga ee Garoowe lagu soo dhaweeyay gudoomiyaha Gobalka Dalarna ee dalka Swedan Mursal Ciise kaasi oo dhawaanahan Puntland ku joogay booqasho rasmi ah. Mursal Ciise Gudoomiyaha Gobalka Delarna ee dalka Swedan ayaa uga mahad celiyay...
by admin | Jul 28, 2015 | News
Waxaa shir uga furmay Maaaldda garowe Kolayaasha Kaladuwan Ee Jaamacadda Bariga Afrika Sida Golaha Aas Aasayaasha ,Golaha Boorka ,Iyo GolahaFulinta Shirkaan oo ah Mid lagu soo beego marka uu furmayo Sanad jaamacadeedka ayaa looga tashadaa Baahiyada Jaamacadda Iyo...
by admin | Jul 26, 2015 | News
Gabaygan waxuu Rabbi igu ilhaamiyay inaan curiyo 2011 kii ayaantii la dilay Sh Dr Axmed Xaaji Abdiraxmaan iyo Aabihii dacwada Al.waalid Sh Cabdiqaadir Nuur Faarax Alle ha u naxariisto iyaga iyo kuwii ka horeeyayba waxaana socday olole aad u xoog badan oo ka dhan ah...
by admin | Jul 20, 2015 | News
Hay’addan oo ka dhisan dalka Maraykanka ayaa sanad kasta waxay ciid siisaa carruurta agoonta ah ee ku nool Soomaaliya gaar ahaan Puntland. Sanadkan carruur gaaraysa labo boqol ayay ku ciid-siisay magalo madaxda Puntland ee Garowe, waxana sidaasi sheegay wakiilka...
by admin | Jul 17, 2015 | News
Barnaamijka Ciid wanaagsan waxaa Idaacadda Al-Xikma Xarunteeda Dhexe Ee Garowe Lagu Qabtaa Maalmaha Ciidda waxayna Idaacadu Waraysiso kaladawan ku casun taa Qaybo kamid ah Culimadda Soomaaliyeed Haba In Tii usuurta gasha . Waxaana Culimaddu Diraan Tahniyad Ku aadan...
by admin | Jul 17, 2015 | News, Waxqabad
Gudoomiyaha guud Ee Mu’asasada alminhaaj Puntland Sh.Maxamed Cabdullahi Cabdulle Ayaa hanbalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga u diray Guud Ahaan Umadda Islaamka ka Gaar Ahaan Umadda Soomaaliyeed Meelkasta oo ay Dunida kajoogaa waxaana uu Eebe...