by admin | Apr 19, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Mu’assasada Al-Minhaaj Mudug Ustaad Axmed faratooyo ayaa maanta kala qeybgalay Xaflad si heer sare loo agaasimay oo lagu sagootinayay Ardayda Fasalka Afaraad ee Dugsiga Sare Ee Iskuulka Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Gudoomiyaha Mu’assasada...
by admin | Apr 17, 2018 | News, Waxqabad
Bacaadweyn:- Wakiilka Xafiiska Mu’assasada Al minhaaj Mudug Bacaadweyn Ustaad Maxamuud Cabdirashiid Jaamac ayaa saaka Booqday Dugsiga Hoose,Dhexe Iyo Sare Ee Barbaarshe waxa uuna ardayda usoo jeediyay Dardaar ku Aadan Udiyaar garowga Imtixaanaadka dhawaan la...
by admin | Apr 15, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda Mu’assasada Al-minhaaj Mudug Maxamed Xasan Waloore ayaa maanta Kutub Qur’aan Iyo Qalab Waxbarasho gaarsiiyay qaar kamida Xarumo waxbarasho oo ku yaala Magaalada Galkacyo. Xarumaha waxbarasho ee uu Gudoomiyihu...
by admin | Apr 14, 2018 | News, Waxqabad
Nadwadaan oo ahayd tii 16aad Ee sanadwalba lagu qabto Masjidka Al-Rowda Bosaso ayaa gashay habeenkii 6aad ahna habeenkii ugu danbeeyay waxaana inta aan lagaarin Xaflada Xiritaanka Nadwada Darsi ciwaankiisu ahaa (Mas’uuliyada Xukumada Kasaaran Kahortaga Musuq’maasuqa...
by admin | Apr 13, 2018 | News, Waxqabad
Nadwadii 16aad oo xiriir ah ayaa kasocota Masjidka Al-Rowda Bosaso Waxayna gashay habeenkii 5aad waxaana caawa darsiga ku qoran Sh C/naasir Xaaji Axmed waxaana sheekhu Halku Dhig Uga Dhigay (Dowrka Qabiilku Kuleeyahay Dhisma Bulshada) Sheekha ayaa ugu horaynba waxaa...
by admin | Apr 12, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Mu’asasada Alminhaaj Mudug Axmed Maxamed Xirsi ‘Faratooyo’ ayaa maanta ka qeybgalay Xaflad Sagootis ahayd oo ay soo qaban qaabiyeen Arday ka qalin badeshay Machadka Barashada Diinta Islaamka Iyo Luqada Carabiga ah Ee Faaruuq. Gudoomiye...