by admin | May 24, 2015 | News
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineyaa muxaadaradii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada ay si live uga baxday shalay Radio Halgan Live waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa مو جبات...
by admin | May 20, 2015 | News
Maanta oo taariikhdu tahay 20/5/2015 ayey Mu’assasadu ka samaysay tuulada Riigoomane olole wacyigalineed oo dadka deegaankaas looga digayo khataraha qaadka. Dhawaan ayey ahayd markii Mu’assasadu booqatay deegaano balaaran oo tuuladani kamid tahay,...
by admin | May 16, 2015 | News, Waxqabad
Boosaaso : saakay oo taariikhdu ku beegnayd 15/ 05/ 2015 ayaa waxa booqday xarunta ay ku jiraan dadka kasoo qaxay dalka yamen qaar ka mid ah culimada ugu cansan Soomaaliya sida Sh Daahir Awcabdi iyo Sh Maxamed Macalin Axmed. Booqashadaan culimada ayaa waxa horkacayay...
by admin | May 16, 2015 | News
Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Camay ayaa maanta galinkii danbe ka qayb galay munaasibad ay Jamacadda Bariga Africa xarunta Garowe kusoo bandhigaysay qaybta labaad ee Aqoonta Jaamacadda (Master Degree) oo...
by admin | May 15, 2015 | News, Waxqabad
Shir weynahaan ayaa yimid kadib markii Dowlada Iyo Bulshada Reer Puntland ay islaqaateen in laqabto kulan balaaran oo xididada loogu saarayo Haraaga Al-Shabaab . Waxaana shirkaan qaran kasooo qayb galay Madax WeyNE Kuxigeenka Dowlada Puntland Golaha wasiira Golaha...
by admin | May 15, 2015 | News, Waxqabad
Garoowe:-Waxaa maanta ka qalinjabisay Dufcada 3aad ee Kulliyada shareecada iyo diraasaadka islaamka ee Jaamacada Bariga Afrika faraca Garowe oo iyadoo galabta loo qabtayArdayda xaflad maamuusid ah ayna goob joog ka ahaayeen Macalimiintooda waxaan xaflada ay ka dhacday...