by admin | May 13, 2015 | News, Waxqabad
Muxaadaraat kaa oo dhamaan tood loo ga hadlay Shiicada Iyo Mowqifka Ahluzunah Waljamaacah ayaa lagu qabtay Masjidka Weyn Ee AlRowda Bosaso waxayna ahayd Nadwadii Sanad laha ahayd ee Sanad walba...
by admin | May 8, 2015 | News
Inta badan dhalintu markay Qur’anka ebyaan ayagoo waliba ku jira da’ xasaasi ah waxay galaan suuqa waxayna iska dhigaan sidii inay ka xaroobeen dugsi quraankii iyo dhamaan wixii waalidka iyo macalimiintu ku Ilaalin jireen jireen. Sidaa awgeed Mu’assasada...
by admin | May 6, 2015 | News
Garowe(pp) Xarunta cilmibaarista iyo ka hortagidda shaqaaqooyinka (OBSERVATORY OF CONFLICT AND VIOLENCE PREVENTION OCVP) ayaa cilmi baaris la xiriirta Heerka amni,adeegyada Cadaalada,Maamul wanaaga Sida adeegyada Dowladda hoose iyo booliisku ugaaraan xaafadaha...
by admin | May 3, 2015 | News, Waxqabad
Muxaadaradaan ayaa ahayd mid bulshadu siwanaagsan dhagaha ugu hayeen maadaama shiicadu tahay mid kusoo noqnoqta dhagaha bulshada sheekha ayaa waxaa uu kasoo diyaariyay muxaadaro boqolaal dadweyna ah ay ka faa iidaysteen .ayaa ugu horyantiiba soo bandhigay 4qodob...
by admin | May 2, 2015 | News, Waxqabad
Labada Sh.Ee kala ah Sh.Dr.Bashiir Axmed Salad Iyo Dr.C/rizaaq Maxmauud Takar ayaa waxay kajeediyeen Masjidka Al-Huda Magaalda Garowe labo Muxaadaro oo aad u qiimi badan waxayna labada sheekh darsigooda soo xaadiray Dadweyne aad u farabadan kuwaas oo soo buuxdhaaf...