by admin | May 1, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa xalay oo jimca ahayd kadhacday masjidka Al-Huda magaalada garowe Muxaadaro aad u qiimi badan waxaana soo jeedshay Culimo uu hogaaminayay Caalimka Soomaaliyeed Sh.Cali Warsame waxaana sheekhu aad ugu dheeraaday Ahmiyada ay leedahay In dadka loogu yeero diinta...
by admin | Apr 22, 2015 | News
BaaqaLaascaanood:-Culimada waaweyn ee ku dhaqan gobolka Sool ayaa baaq nabadeed u diray colaadaha ka soo cusboonaaday deegaanka Taleex ee gobolka Sool ka dib isku dhac hubaysan oo dhexmaray labo beelood oo walaalo ah waxaa dagaalkooda ka dhashay khasaaro iskugu jira...
by admin | Apr 19, 2015 | News
Maalinimadii khamiista ee ku beegnayd 17/4/2015 ayaa mu’asasadu booqatay tuulooyinka Galdhuumood, Qansaxle, Jeexo, iyo Qanbuus. Tuulooyinkaas oo roobka Gugu si fiican uga da’ay ayaa waxaa usoo guuray reer miyi faro badan oo qaarkood ka yimaadeen dhulka riseefka ee...
by admin | Apr 19, 2015 | News
Ururka Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Xarunteeda Gaalkacyo, oo ah urur ay kumidaysan yihiin kuliyadaha kala dugan ee jaamacadda ,ayaa subaxnimadii jimcada kafuliyey xaafada Garsoor Ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaana xerada Alla Aamin 2 , Barnaamijkaan ayaa laga...
by admin | Apr 15, 2015 | News
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kajiraty degmada Godob Jiraan biyo la,aan baahsan kadib markii uu ka cila doobay ceelbiyood kajiray Degmada . Ceelbiyood kaan ayaa ah kuwa ugu waa weyn Gobolka nugaal waxaana maalin walba kadhaan san jiray in kabadan 21 booyadood...
by admin | Apr 12, 2015 | News
Nairobi:-Ururka Alshabaab ayaa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ku qaaday gudaha dalka Kenya gaar ahaan Jaamacadda Gaarisa, waxaana ku dhintay illaa 147 qof halka lagu dhaawacay 80 qof oo kale. Dawladda Kenya oo ka jawaabeysa weerarkaas ayaa shirikado maaliyadeed iyo...