by admin | Mar 13, 2015 | News, Waxqabad
Boosaaso: Munasabad aad loo soo agaasimay oo ahayad mid lagu sagootinaayay dufcadii 2- aad ee ka qalinjisay machadka barshada Culuumta sharciga iyo luuqada carabiga ee Ibnu Qayim Al-Jowsiya Ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Amal Palaza ee maagaalada Bosaso ee xarunta...
by admin | Mar 12, 2015 | News
ALLAha ha u Naxariistee Ugaas Xaaji Cabdi Ugaas Xaaji Axmed Naaleeye oo Shalay ku Geeriyooday Isbitaal ku yaal Isuga Emaaradka Carabta magalada Dubai kuna magac dheera (Ugaas Cabdi Buurte). EEBE Ha u Naxariistee Ugaaska Beesha Cali Xajiijle ayaa ka mid ahaa Isimada...
by admin | Mar 12, 2015 | News
Shirwayne ballaaran oo looga hadlayay ka hortaga Qaadka ayaa maanta oo Arbaco ah lagu qabtay hoolka shirarka Jaamacadda Bariga Africa ee magalada Bosaso, waxana kasoo qayb galay mamulka Gobalka Bari, kan degmada,Jaamacadda Bariga Africa,Al-Minjaah,Golis,Aqoon...
by admin | Mar 12, 2015 | News
Masuuliyiinta ugu saraysa shirkadda Isgaarsiinta GOLIS Puntland ayaa maanta oo Isniin ah kulan soo dhawayn hotelka Villeg Bosaso ugu qabtay Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Mudane Abuuker Cawaale ”Qaaddiid” Kulankan ayaa muhiimadiisu u dhacaysay sida...
by admin | Mar 7, 2015 | News, Waxqabad
Masaajidka weyn ee Al-Rowda Bosaso ayaa habeenimadii xalay lagu qabtay kulan muxaadiro ah, kaasoo diirrada lagu saaray dhibaatooyinka kala duwan ee uu qaadku ku hayo qoysaska Soomaaliyeed. Culimada ugu waa weyn Puntland ayaa kulankan goobjoog ka ahaa, waxaa sidoo kale...
by admin | Mar 5, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo Taariikhdu kubeegan tahay/04/03/2015 lagu soo afmeeray kulan cilmiyeedkii kasocday masjidka Al-Huda Magaaladda Garowe kulankaan oo socday mudo sadax habeen ah waxaana mudadii uusocday waxaa kaqaybgalay culimo caan ka ah Soomaaliya kuwaas oo bulshada ...