by admin | Mar 4, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo Taariikhdu tahay 3/4/2015 galay habeenkii labaad kulan cilmiyeed kii kasocday Masjidka Weyn ee Al-Huda Magaalada Garowe kulankaan oo ahaa mid xiriir ah ayaa caawa galay habeen kiisii labaad waxaana caawa kabaxay masjidka Labo darsi waxaana kuqornaa...
by admin | Mar 3, 2015 | News, Waxqabad
Kulan cilmiyeed kaan ayaa kabilowda Caawa oo Taariikh dutahay 03/03/2015 Masjidka weyn ee Al-Huda Magaaladda Garowe waxaana lagu wadaa in uu socdo mudo 3habeen ah mudadaas Kabon waxaa culimadu bixin doonan duruus muhiim U,ah bulshada waqtigaaan. waxaana caawa...
by admin | Feb 28, 2015 | News, Waxqabad
Sheekh Maxmed Cumar oo ah khadiibka masjidka Al-Huda magaalada garowe ayaa maantay kagahadlay khudbadiisa dhibaatada uu bulshada kuhayo qaadku waxaana uu sooqaatay khadiibku dalai farabadan oo diinteenu kuxarintay waxwalba oo o doorsha caqliga banii,aadamka ....
by admin | Feb 28, 2015 | News, Waxqabad
Xafladaan oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa imaanaysa kadib markii 3maalmood oo xiriir ah ay qaateen dowro dhinacyo badan taabanaysa waxaana casharada bixinayay Culima Awdiin caan ku ah faafinta dacwada iyo Dhaqanwanaaga. Waxaa mudadii uu soc day...
by admin | Feb 28, 2015 | Kaydka Culimada, News, Waxqabad
Sh Daahir aw cabdi oo ka mid ah culimada ugu waa wayn dalaka ayaa khudbadiisii jimcaha waxa uu kaga hadlaya beecayada xaaraamta ah, isagoo ka hadlay shirkado ku cusub dalka oo ku shaqaysta nadaamka ribada, iyagoo ku hoos qarinaya wax iibsi . halkan ka dhagayso:...
by admin | Feb 28, 2015 | News, Waxqabad
Maamulka Mu’asasada alminhaaj oo safar dacwo ku tegay degmada buraan ee gobolka sanaag, safarkaasi oo qaatay mudo laba cisha ah ayaa waxaa ku qabsoontay acmaal badan oo dacawi ah , ujeedka safarkaan ay mu’asasadu ku tagtay magaalada buraan ayaa ahaa gudashada...