by admin | Feb 14, 2015 | News
Xafladaan oo Ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj isla markaana siwanaagsan loo soo agaasimay ayaa lagu saa gootiyay Culimo Kuwajahan in ay cilmiga kabartaa Mac-Hadka Sare ee ducaada oo ku yaal Magaaladda Hargaysa . Xafladaan oo ahayd mid balaaran kana soo...
by admin | Feb 13, 2015 | News
Nairobi maanta oo jimcah ah masjidka al hidaay ee magaalada nairobi khudbada jimcaha oo aheeyd mid aad u qiima badan ayaa waxaa kasoo jeediyay sheekh maxamuud maxamed shibli khudbada maanta ayaa dawa socotay dhoorka jimcood een ka soo gudbnay, sheekh maxamuud maxamed...
by admin | Feb 7, 2015 | News
Gaalkacyo – 06-02-2015 Xafldaani oo ahayd mid si aada loosoo agaasimay ayaa waxaa ay furitaan u ahayd Xalaqaat lagu baranayo Cilmiga Shareecada oo ay soo Qaban qaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj (Mudug) , waxaana Xalaqaatkaani ay ka dhasheen kadib Nadwo Culimada...
by admin | Feb 6, 2015 | News
Munaasabada oo ahayd mid abaal marino kala duwan lagu gudoonsiinaaay Ardayda kaalimaha sare ka galay imtixaanka koowaad ee sand wax barasheerdka 2014-2015 Ee Machadka Ibnu xajar Al casqalaani Ayaa manta lagu qabtay Masaajika Al -Rowda Ee Magaalda Bosaso Oo Xarun U...
by admin | Feb 4, 2015 | News
Boosaaso:-Ururka ardayda Soomaliyeed ee caalamiga ah ee dalka Sudaan wuxuu soo qaban qaabiyay nadwo cilmiyeed balaaran oo ay jeediyeen culimo waawayn oo ka yimid gudaha wadanka iyo kuwo ku sugnaa Sudaan. Kulan cilmiyeedkaas diiniga ah ee aadka u balaaran waxaa ka soo...
by admin | Feb 3, 2015 | News
Madaxwayne ku xigeenka dowlada Puntland ee Soomaaliyeed Eng.Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa galabta ka qayb galay munaasibad lagu furayay qayb labaad oo ay lee dahay Shirkada Ganacsiga, Qurxinta Gaadiidka iyo Shidaalka ee Bixin. Sidoo kale xaruntan la furay ayaa...