by admin | Apr 12, 2018 | News, Waxqabad
Muxaadaraatkaa oo kabaxay masjidka Wayn Ee Al-Rowda bosaso ayaa galay habeenkii 3xaad waxaana qaatay darsiga Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame Waxaana sheekhu Qaadaadhigay Dowrka ay kuleedahay warbaahintu badbaadada umada hadii loo adeegsado siwaafaqsan Kitaabka ALLAH Iyo...
by admin | Apr 10, 2018 | News, Waxqabad
Waxaa masjidka Alrowda bosaso si habsami ah uga socota nadwadii sanadlaha ahayd oo gashay habeenkii labaad waxaana darsiga qaybtiisa hore soojeedshay Sh Maxamed Macalim Axmed Waxaana Sheekhu Halku dhig Uga Dhigay (Mas’uuliyada kasaaran Goobaha Waxbarashada Toosinta...
by admin | Apr 10, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Ustaad Maxamed Cabdi Daahir Geele oo kamida Ducaada Gobalka Mudug ayaa caawa Salaada Maqrib kadib Kalmad Kooban ka Jeediyay Majidka Ramadaan Ee Magaalada Galkacyo. Ustaadku waxa uu Kalmadiisa Cinwaan uga Dhigay Hagaajinta Qalbiga waxa uuna si qota dheer...
by admin | Apr 9, 2018 | News, Waxqabad
Nadwadaan oo ah tii 16aad oo xiriir ah ee kadhacda Bosaso Gaar ahaan Masjidka Al-Rowda waxaana sanadkaan ka qayb qaadanaya Qaybo kamid ah Culimada waawayn Ee Somalida Waxaana Halku dhig looga dhigay (Hagaajinta (Bulshada Waa Mas’uuliyada Wadareed) . Waxaa caawa...
by admin | Apr 9, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Masuuliyiin ka socotay Xafiiska Dacwada Iyo Tacliinta Ee Al Minhaaj Mudug ayaa gelinkii Dambe ee shalay Waxay Magaalada Galkacyo ka bilaabeen Kormeer ku Aadan Ukuurgelidda Xaaladaha Ka Jira Masaajidda ku yaal Gobalka Mudug Masuuliyiinta ayaa shalay Booqday...
by admin | Apr 7, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Gudoomiye Ku Xigeenka Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Ustaad Cabdiraxmaan Sheekh Bilaal Caad ayaa saaka Booqday Iskuulka Daarul Biri ee Magaalada Gaalkacyo, waxa uuna kalimaad muhima usoo jeediyay ardayda dhigata iskuulkaasi. Gudoomiyaha ayaa Ardayda...