by admin | Feb 2, 2015 | News
Kulankaan oo ay kasoo qaybgaleen Madaxda jaamacada.ardayda .Culimo .Isimo. Gudomoyaha Boorka Shirkada Golis C/Casiis Guureeye Kaarshe .Gudomiye Kuxigeenka guud ee jaamacada Sh Maxamed Maxamuud Ciise(Awoowe) iyo marti sharaf kale ayaa ahaa mid jaamacadu kusoo...
by admin | Jan 30, 2015 | News
Waxaa maantay oo taariikhdu ku beegnayd 30/01/2015 Masjidka Xaaji Cali ee magalada garowe caasimada dowlada Puntland khudbadii jimcaha kasoo jeedshay Sh Axmed Cabdi Samabad . Waxaana sheekhu kagahadlay in difaaca suubanha S.C.W aytahay in aad baratid dariiqii uu ku...
by admin | Jan 30, 2015 | News
Laascaanood:-Waxaan idiiin ku soo gudbinaynaa Muxaadaro cusub oo uu galay Sh C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikhu baladka gobolka Sool iyo Cayn , Muxaadaradan oo Cinwaankeedu ahaa Dhibaadatada xun ee ay Macaasiddu u soo Jiido Bulshada iyo Qofka Sheekh C/Naasir Xaaji...
by admin | Jan 29, 2015 | News, Waxqabad
Socdaal dacwadeed oo maamulka mu’asasada al minhaaj iyo culimo ay ku mareen gobolka mudug ayaa waxa uu qaatay 9 maalmood, socdaalkaaso lagu marayey degmooyin & tuulooyin ka tirsan Gobolka mudug, sida: Gaalkacyo, Bayra , Xera jaale, Galdogob, Daara salaam,...
by admin | Jan 27, 2015 | News
Mu’assada Minhaaj Galdogob ayaa siminaar u qabatay Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Galdogob, Ardayda oo ku jirtay fasaxii simisterka dhexe ayaa siminaarka ku qaatay casharo kaabaya waxbarashadooda Jaamacadeed. Siminaarka oo soconayey intii u dhaxasay...
by admin | Jan 26, 2015 | News
Mozambique:-Waxaa shalay oo Axad ahayd dhacday aroortii muxaadaradii 4aad oo gaar u ahayd dumarka waxaana uu ahaa cinwaankeedu ( dowrka gabdhaha ay ku leeyihiin dhisitaanka bulshada) muxaadaradaan oo ka dhacday masjidka Abubakar ayaa waxaa soo jeedinayay. Sh Maxamed...