by admin | Jan 24, 2015 | News
Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo soo agaasimay ayaa kadhacday Masjidka weyn Alhuda ee magaaladda garowe waxaana lagu maamuusayay ardaydii kaalimaha hore kagashay imtixaanaadkii sanad dugsiyeedka 2013-2014. Waxaana xafladaan kasoo qayb galay gudoonka...
by admin | Jan 24, 2015 | News
Waxa maantay ka dhacday markazka wayn ee Al-Rowda ee magaalada boosaaso xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagusoo afmeerayay dowro lagu tababarayay Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada sare ee magaalada boosaaso.. Dowradan maantay lagusoo gabagabeeyay magaalada...
by admin | Jan 22, 2015 | News
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh C/qaadir Boobe oo saaka ka soo socdaalay magaalada Nairobi ayaa dhawaan safar dacwo ku gaaray magaalada Nampula ee dalka Mozambique, culimada ayaa waxaa inta ay joogaan Mozambique waxaa ay muxaadaraad u jeedin doonaa...
by admin | Jan 20, 2015 | News
Cape-Town:-Waxaa maanta idiin soo gudbinaynaa mid ka mid ah muxaadaradkii ka baxay mutamarkii Islaamiga ahaa ee lagu qabtay wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape-Town, Mutamar kaas oo ay ka qayb galeen qaar ka mid ah culimada soomaaliyeed oo ka kala yimid...
by admin | Jan 19, 2015 | News
Gaalkacyo Iyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qaba Waxaa Sh.Muxamed Macalin Axmed uu ku qabtay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo Xaafada Garsoor. Muxaadarada...
by admin | Jan 19, 2015 | maqaallo, News
Ha ku raalli noqon inaad ku sheekeysatid hebel baa ka hadli doona iyo qolo helbaayaa wax ka oran doonta iyo maxay qolo heblaayo uga hadli la’yihiin.Haddii aad qoraalkan akhrin kartid, adigoo waliba aaminsan nabiga s.c.w. xil ayaa ku saaran, wax weyna ayaadna qaban...