by admin | Jan 19, 2015 | News
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan cambaareyn ah ka soo saartay sawirrada lagu aflagaadeeyey Nabi Muxamed NNKH . Bayaanka hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in kuwa caadeystay wax ka sheegga muqaddasaadka diinta Islaamka ay ku riixeyso...
by admin | Jan 19, 2015 | News
Garoowe:-Culumo’diinka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Garoowe iyo magaalooyinka kale ee deegaanada Puntland ayaa waxaa shalay waxaa ay uga hadleen khudbooyinkii Jimcaha aflagaada foosha xun ee uu wargeyska Charlie Hebdo u geystay Nebigeena Muhamed naxariis iyo...
by admin | Jan 16, 2015 | News
Nairobi:maanta oo jimca ah ayaa waxaa dhamaan khudbooyinka jimcaha wadamada muslinka gaar ahaan gaar ahan wadanka somaliya kenya ahaan masjidka abuubkar alsidiiq ee xaafada isli waxaa maanta khudna ka soo jeediyay sheekh maxamed cabdi umal maanta ayuu ugu hadlay...
by admin | Jan 16, 2015 | News
Garoowe:maanta oo jimca ah ayaa waxaa dhamaan khudbooyinka jimcaha wadamada muslinka gaar ahaan gaar ahan wadanka somaliya kenya ahaan masjidka Al Hidaa Ee Magaalda Garoowe waxaa maanta khudna ka soo jeediyay sheekh cabdiqani Qorane maanta ayuu ugu hadlay difaacida...
by admin | Jan 15, 2015 | News
Koonfur Afrika Sheekh maxamuud maxamed shibli xafidahullaah ayaa wuxuu safar dacwadeed ku jogaa wadanka Konfur Afrika sheekh shibli ayaa wuxuu ka soo jeediyay muxadaraad kala duwan waxaana kamid aheed muxaadaraadka uu ka jeediyay Konfur Afrika Muxaadarado cinwaankeydu...
by admin | Jan 15, 2015 | News
Nairobi :-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa wuxuu muxaadaro ka jeedin doonaa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee Nairobi waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay. المنهج الصحيح في نصرة الحبيب صلي اللة علية وسلم Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa ku...