by admin | Nov 29, 2014 | News
Nairobi:-Waxan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce oo Sh Maxamuud Shibli ka jeediyay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta waxa ay dhamaystir u ahayd khudbadi jimcihii la soo dhaafay uu sheekhu jeediyay oo uu ooga hadlay waaqica ummada muslimku ay...
by admin | Nov 24, 2014 | News
Garowe(pp) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland gaar ahaan Xarunta Jaamacada Bariga Afrika kaga qeyb galay xaflad balaaran oo lagu daahfurayey xarun dhismeed loogu talagalay Kulliyadaha...
by admin | Nov 22, 2014 | News
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii Jimcaha ee maanta Sh.Maxamuud Shibli ka jeediyay masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa waxaa uu isku dul taagay saddex Aayadood ee dhamaadka Suratul huud. Hoos ka Dhagayso Khudbadii Masjidka...
by admin | Nov 21, 2014 | News
Nairobi :-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa xalay waxaa uu muxaadarooyin taxane ah oo uu kaga hadlayo buuga Xadka Riddada Maxaa ka run ah oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil uu ka bilaabay Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi buuga Xadka ridada...
by admin | Nov 21, 2014 | News
Lieksa:-Waxa safar dacwadeed ku tegay magaalada Lieksa ee bariga dalka Finland 13-16. 11. 2014 Sh. Dr. C/weli Sh. Maxamed Xaaji.Yuusuf oo ah iimaamka iyo Khadiibka masjidka Al-huda ee magaalada helsinki wadanka Finland. Sh Dr. Cabdiweli ayaa waxaa uu muxaadaraad...
by admin | Nov 19, 2014 | News
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida dacaladeeda in habeenka khamiista ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 19-11-14 uu Sheekh Maxamed Umal ka jeedin doono Muxaadaro Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi. Sheekh...