by admin | Nov 18, 2014 | News
Baydhabo:-Mu,asasada Alraxma ayaa raashin ka qaybisay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo xili ay gaajo badan ka jirto meelo badan oo gobolka ka tirsan, bilihii aanu soo dhaafnay sida aadla wada socotaanba Mu,asasada alraxma waxay meelo badan ooka mid,ah Gobolkla Gedo...
by admin | Nov 17, 2014 | News
Laascaanood:-Waxaa Habeenimadii Jimcaha ee la soo dhaafey lagu qabtey Masaajidka Al-hudaa ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Muxaadaro Cin waankeedu ahaa Macallinkii u Horeeyey Macallinkii u horreeyey ee Ummada Nabi Muxamed N.N.K.H waa Muxaadaro ka...
by admin | Nov 15, 2014 | News, Waxqabad
Xalay oo ahayd Habeen Sabti soo galayso, 14/11/2014. waxaa ka dhacday Masjidka weyn ee Magaalada Garoowe, Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey, laguna guddoonsiiyey Wafdi ballaaran oo matalayey Bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo, ee ay Abaaruhu Naafeeyeen, Deeq...
by admin | Nov 14, 2014 | News
Nairobi-maanta oo jimca ah masjidka al hidaaya ee magalada nairobi ayaa waxaa kasoo jeediyay Khudbada jimcaha sheekh cabdiwaaxid xasan oo ah imaamka masjidka al hidaaya sheekha ayaa khudbada wuxuu kaga hadleya waalidka oo lagu caasiyo iyo cuqubada ka dhalan karto...
by admin | Nov 14, 2014 | News
Sudan:-Raabidada ardayda Soomaliyed ee caalmiga ah ee dalka Sudan ayaa waxay u qabtay kulan casho sharaf ah culimo soo booqday wadanka sudaan kuwaas oo ku sugnaa maalmahaan Sudan waxaan culimadaas ka mid ah Sheekh Ciise Maxamuud oo ah madaxa u manada mu‘asasada...
by admin | Nov 11, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa Maalmihii lasoo dhaafay safar ku marayay dhulka baadiyaha ah Gudomiyaha Mu’asasada Alminhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal Sh.Mukhtaar Axmed Faarax Iyo Wafti Uu hogaminayo Waftigaan O u kuurgalayay xaaldaha ay kusugan yihiin dadka reer guraaga ah waxayna in...