by admin | Mar 25, 2018 | News, Waxqabad
Barnaamijka wacyi galinta bulshada waa barnaamij todobaadle ah waxaana idiin soo diyaarisay Mu’asasada Alminhaaj Nugaal waxaana lagu qabtaa masjidka Alhuda garowe waana barnamaij diirada lagu saaro haba waxa ugu muhiimsan ee bulshada loogu faa iidaynkaro . Dr...
by admin | Mar 25, 2018 | News, Waxqabad
Galdogob:Habeenimadii Xalay ahayd waxaa Masjidka weyn Ee Jaamica Magaalda Galdogob ka Bilowday Tartan Balaaran oo ay ku Tartamayeen Ardayda Ku Taxan Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee uu Akhriyo Sheekh Cabdiweli Nuux Muuse. Tartanka ayaa waxa uu ahaa mid ay...
by admin | Mar 24, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Wafdi ka socday Mu’asasada Dacwada Iyo Hormarinta Alminhaaj Faraceeda Gobolka Mudug ayaa wuxuu Booqasho ku tagey Degmada Galdogob iyadoo safarkaasi ujeedkiisu ahaa ukuur gelida Baahiyaha Dacwadeeda ee ka jira Degmada Galdogob iyo Deegaanada Hoos...
by admin | Mar 22, 2018 | News, Waxqabad
Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loosoo agaasimay ayaa kadhacday masjidka Alhuda garowe waxaana lagu abaal marinayay 125 arday oo kasoo baxay maraakista islamarkaana usoo wareegay Xalaqada Wayn ee Sh Dahabi oo kasocota Masjidka Alhuda . Xafladaan waxaa kasoo qayb...
by admin | Mar 20, 2018 | News, Waxqabad
Markis maryama bintu Cimraan oo ah goob ugaar ah waxbarashada haweenka noocyadeeda kaladuwan sida Barashada Shareecada Islaamka Iyo Dhamaan wixii lagu Hormarinayo Xirfada haweenka ayaa mudadii ay jirtay waxay ku tilaabsatay tilaabooyin muhiim ah oo u badan...
by admin | Mar 19, 2018 | News, Waxqabad
Barnamaijka Islaamka iyo Cadaalada waa barnaamij Taxana ah aadna kala socon doontaan Www.Alminhaaj.com Iyo Www.Halgan.net Hadaba hoos kadaawo Taariikhda Wanaagsan ee Islaamka iyo Soyaalka Sidii Uu U xaliyay Dhamaan Caqabadihii soomaray...