by admin | Oct 30, 2014 | News
Mecca:-Waxaa maanta oo khamiis ah 30-Oct-14 ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah AlMukarama Sheekh Daahir Abdi Geele Allah ha u naxariistee.waxaana uu Sheekhu ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanay dalka . Sheekh Daahir wuxuu ku dhashay...
by admin | Oct 28, 2014 | maqaallo, News
Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum. Qaybtaan Waxaa Akhristuhu Arki Doonaa Sida Cabdi Siciid ugu gafey Khulafadii Raashidiinta ahaa gaar ahaan Cusmaan iyo Cali Radiyallaahu Canhum, iyo Ummul Mu’miniin Caa’isha Radiyallaahu Canhaa.....
by admin | Oct 28, 2014 | News
Culumada iyo ducaada Mu,assasada Alminhaj ee degmada Galdogob ayaa dhawaan jowlo dacwo waxaa ay ku soo maray qaybo k amid ah deegaanada hoos yimaada degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Ducaada oo uu wehliyey hormuudka jaamcada bariga Afrika fareceeda Galdogob ayaa...
by admin | Oct 26, 2014 | maqaallo, News
Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada .Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum.Ilaahay Qofkuu Halaag La doono Cidi Ma Badbaadin Karto, Qofkuu Ilaahay Badbaadinayana Meelaha Lagu Halaagsamo ayuu sababeheeda Ilaahay Ka dawuwaa.....
by admin | Oct 24, 2014 | News
Nairobi:-Habeenimadii xalay Waxaa Muxaadaro qiimo badan galay Sheekh Maxamed cabdi Umal Masjidka 6ka xaafadda islii wuxuuna cinwaan uga dhigay shiikhu fikrado shisheeye oo kusoo duulay islaamka iyo dadkiisa gaar ahaan shacabka soomaaliyeed ee ku nool dalkooda hooyo....
by admin | Oct 24, 2014 | News
Mu’asasada Al- minhaajeedacwadaiyohormarintaayaakabilowdaymagaaladaboosaasogaarahaanmasjidkaweynee Al-rowda,Ololegurmadloogufidinayodadkakudhaqandeegannadagedoeekuwaxyeellobayabaarahabaahsaneekadhacaygobolka,iyadooaysanhalkaasmuddosaddexsano ah kada’in...