by admin | Oct 20, 2014 | News
Waxaa maan tay masjidka Alhuda Maglada Garowe Kalimad qayim ah kajeediyay Sh Maxamuud Xaji Yusuf Waxaana Kalimadaani oo lagasii daayay Inta badan Idaacadaha Maxaligaa Waxaa Sheekhu Kaga hadlay Shirkad layiraahdo (Tiyaasin Group ) Taas Oo lagaleeyahay dalka Chaina...
by admin | Oct 20, 2014 | News
Qatar:-Qaariga Soomaaliyeed, Sh. Cabdi-Rashiid Sheekh Cali Suufi ayaa xalay 17-10-2014 ujeediyey jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka Qatar muxaadaro aad loo wada sugayaayey oo cinwaankeedu ahaa ‘Aayadaha Allah oo lagu tafakuro. Kulankaas oo ahaa kii 2aad ee sheekhu ku...
by admin | Oct 20, 2014 | maqaallo, News
Mar Kale iyo Buuga Loogu Magac Daray Xadka Riddada (3) Cabdi Siciid wuxuu Qoray Sidatan: ((Axaadiista nebiga (SCW) carrabka loogu tiro ee aan har iyo habeen maqalno waxaa ka mid ah kuwa oranaya: ” Seef baa la ila soo diray, kheyrkuna seeftuu ku jiraa.” iyo mid kale oo...
by admin | Oct 20, 2014 | News
Machadka Al-Hidaaya ee kuyaala Magaalada Burtinle waxaa lagu bartaa Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga waxaana uu kamid yahay Macaahida Hoostagta Raabidada Macaahida Shareecada ee Soomaaliya , Sanad Dugsiyeedkii la soo dhaafayna ee 2013-2014 waxaa uu soo saaray...
by admin | Oct 19, 2014 | maqaallo, News
Horudhac:-Mar aan tagay asbuuci hore magaala London ayaa waxaan la kulamay goob lagu iibinayo Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah” ee uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil. Waxaan aqriyay buugii, aqris dabadi waxaa isoo wacay labo maalim kadib qoraaga maqaalka “Gar...
by admin | Oct 18, 2014 | News
Nairobi:-Sh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nariobi ayaa khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay daawaynta qalbiga isagoo ku waani yey dadweynihii Khubadii Jimcaha dhagaysnaya in Alle ay ka baqaan. Hoose ka daawo khudbadii jimce...