by admin | Oct 9, 2014 | maqaallo, News, Waxqabad
Waxay ahayd 7/10/2014 markaan Hanqaloocsaday Qormadii uu halyeynimada isku biday Bashiir M. Xersi oo ka mid ah Ragga isku gadaamay Buugga Xadka Riddada Maxaa ka run ah, iyo Qoraaga Buugga Cabdi Saciid Ismaaciil, Qormada Bashiir Horraantii waxaan Naawilayey in ay...
by admin | Oct 8, 2014 | News
Dowlada Sucuudiga ayaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof ka soo daafaha caalamka sanadkaan. Dowlada Sucuudiga ayaa xil weyn iska saartay sidii loo yareyn lahaa khasaarooyinka ka...
by admin | Oct 8, 2014 | maqaallo, News
Nairobi:-Waxaan qormadii hore ku soo sheegnay faraj fooda iyo wax barshadiisii inay ahayd tacliin beeraha iyo dhaqaalaha oo aanay diin shaqo ku lahayn takhasus diineedna aan u lahayn diinta islaamka, ujeedada uu diinta ugu dhiiraday wax ka sheegeeda waxay ahayd labo...
by admin | Oct 6, 2014 | News
Gedo:-Sidda la wada ogyahayba waxaa ka taagan gobolka Gedo abaaro faro ba,an ku hayo dad iyo duunyaba, abaartu marka ay dhacdo saamaynta oogu horeeyo oo,ay keento waa oon iyo biyo la,aan hadii biyo lawaayo ama ay yaraadaan waqtiguna dheeraado waxay keeni kartaa...
by admin | Oct 6, 2014 | News
Laascaanood:- Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xaruta gobolka Sool ka furmay siminaar loo qabanayo Macalimiinta Qur’aanka Kariim ka ah ee Gobolada Sool Sanaag,iyo Cayn ,Siminaarkan ayaa waxa qabanaysa Haayada Caalamiga ah ee Manhal waxaana Fulinaysa Jimciyada Qur...
by admin | Oct 6, 2014 | News
Gedo:-Guddiga taakulaynta agoonta Soomaaliyeed ayaa waxaa ay u mahad celinayaa maamulka madarasada daarul quraan iyo waalidiinta ardayda madarasada, gacantii ay u fidiyeen agoonta ee gaaraysay 3000$ oo loogu gaday dharka ciidul adxaa2014 waxaana ka faa’iideestay oo...