+252 90 7798232 [email protected]
Munkaraatka Iska  ilaalintooda sh shibli حفظه الله

Munkaraatka Iska ilaalintooda sh shibli حفظه الله

Sh Maxammuud Maxammed Shibli Aya Waxa uu Muxaadaro Cusub oo Qayim Ah Kasoo Jeediyay Masjidka Al AQSA ee Xaafada Kamurok Ee  Magalada Nairobi, Sheekha Aya Muxadaradan Waxa Uu oga Hadlay Macaasida Ama Munkaraatka Ay Dadku Kudhacaan Iyo Waxayaabaha Sababa In Ay Dadku...
Khudbadii Jimcada & Sheekh Maxamuud M Shibli Xafidahullaah

Khudbadii Jimcada & Sheekh Maxamuud M Shibli Xafidahullaah

Waxaa Maanta Khudbada Masjidka al hidaaya Ee Magaalada Nairobi, Ka Jeediyay Sheekh Maxamuud Mmaxamed Shibli Xafidahullaah Ayaa, Marka Hore Ula Dar Daarmay Dadweenaha Soo Xaadiray Inay Alle Swc Ka Baqaan Kana Dhawrsanadan Xumanta Kuna Dadaalaan  Waajibaadka Alle Swc...