by admin | Sep 12, 2014 | News
(Gaalkacyo) Xafladaani oo ahayd mid siwayn loosoo agaasimay ayna kasoo qayb galeen Culimado , Waxgarad , Ganacsato , Maamulka Degmada Gaalkacyo , Gudoonka Waxbarashada Gaalkacyo ,Jaaliyada Tanzaaniya , Maamulka, Macaalimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda Machadka ayaa...
by admin | Sep 11, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa caawa kabilaabatay masjidka Al Raxma magaladda Garowe Ee Caasimada Puntland Xamla dacawi ah oo ay kasoo qayb galeen Culimo can ku ah fidinta dacwada allah iyo ugargaarida Sunada waxaana Culimadaan hogaaminayay Sh.Axmed Cabdi Samad Waxaa sidoo kale kamid...
by admin | Sep 10, 2014 | News
Jaamacada bariga Africa oo ah hooyada jaamacadaha Puntaland, ahna jaamacada ugu furuucda badan Soomaliya ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10/09/2014 waxa loo fariistay imtaxaankii aqbalaada ee jaamacada bariga Africa oo ay galeen arday boqolaal ah una fariisten...
by admin | Sep 10, 2014 | News
Annaga oo ah culimada & Hay’adda hoos ku xusan waxaan kulan ka yeelanay dagaalada sokeeye ee soo noqnoqday una dhaxeeya laba kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee wada daga gobollada Mandera & Wajir, Waxaana ka soo baxay kulankii culimada qodobada soo socda: 1....
by admin | Sep 6, 2014 | News
Waxaa mantay jamacada baroga afrika faraceeda Gobolka Nugaal lagu soo bandhigay kuliyad cusub oo jaamacada lagu soo kordhiyay kuliyadaan oo ah kuliyada caafimaadka ee saraakiisha . Waxaana xafladaan ksoo qayb galay mas,uuliyiin kasocotay dowladda puntland culima...
by admin | Sep 6, 2014 | News
Xafladaan oo ahayd mid ay kasoo qaybgaleen mas uuliyiin dhinaca dowlada puntland ah iyo culima awdiin iyo aqoonyahano iyo waalidiin ayaa waxaa lagu soo bandhigay kuleejka Maka Al Mukarama ee maantay xariga laga jaray . Waxana ugu horayntiiba goobta kahadlay...