+252 90 7798232 [email protected]
Hayada Haro oo ciidsiin usamaysay inkabdan 50Caruur agooma ah

Hayada Haro oo ciidsiin usamaysay inkabdan 50Caruur agooma ah

  Hayda haro oo lagu yaqaan in ay sanad walba usamayso caruuraha agooma ha ah iyo dadka aan waxba haysan ciidsiin ayaa waxay usamaysay 50 caruur ah oo agooma ah ciid siin heersare ah waxaana ugu horaynba  goobta kahadlay sh.faarax oo sheegay qiimaha ay leedhay...
Magaalada Boosaaso oo si weyn looga Ciiday:

Magaalada Boosaaso oo si weyn looga Ciiday:

Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Boosaaso oo kamid ah magaalooyinka ugu waa weyn Puntland, Inkastoo Masaajiyadda Bosaso saladda ciida lagu tukaday, hadana dadwayne aad u faro badan ayaa salaada ciida oo lagu tukaday garoonka...