+252 90 7798232 [email protected]
Sh Umal oo sheegay in Bishii Ramadaan laga arkay Kenya.[Daawo]

Sh Umal oo sheegay in Bishii Ramadaan laga arkay Kenya.[Daawo]

Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya agaar ahaan magaaada Nairobi ayaa waxaa uu sheegay in dalka Kenya laga arkay bishii sidaas darteedna ay muslimiinta ku dhaqan Kenya ay maalinta beri ay tahay maalintii koowaad ee...