by admin | Jul 19, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa magaalada carmo lagu soo afmeeray nadwo cilmiyeed ku saabsanayd midnimada ummada, nadwadaas oo ay soo qabanqaabisey mu’asasada Al minhaaj ee dacwada iyo horumarinta faraca gobolka ayaa socotay bari mudo gaaraysa 5bari. nadwadaan oo ah tii 11aad ee lagu qabto...
by admin | Jul 17, 2017 | News, Waxqabad
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xidhay magaalada Garoowe ciidan tiradoodu dhantahay 39 askari, kuwaas oo ka kala socdey Puntland, DFS iyo maamuladda kale ee Dalka Madaxweynaha ayaa waxaa ku...
by admin | Jul 6, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa subaxdii jumcada taariikhduna ku beegnayd 30-6-2017 si toos ah u furmay kulan waynihii seddexaad ee Dalladda ardayda ka baxday macaahidda sharciga ah ee soomaaliya, kaas oo ka furmay magaalada gorowe caasimada maamul goboleedka puntland, oo ay martigalisay...
by admin | Jun 24, 2017 | News, Waxqabad
Maadaama Lagu Jiro 10kii danbe ee Bisha Ramadaan Mu’asasada Alminhaaj Ee Dacwada Iyo Horumarinta Arimaha Bulshada waxay Bulshada Somaliyed Usoo Diyaarisay Muuqaal ay kaga bogan karaan Barashada Iyo Habka Guud ee loo bixinayo Sakaatul Fitriga . Sh Maxamud Xaaji...
by admin | Jun 20, 2017 | News, Waxqabad
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu Huda ee Magaalada Garoowe. Munaasimada lagu gudoonsiinayey ardayda kaalmaha hore ka...
by admin | Jun 17, 2017 | News, Waxqabad
Tartankaa oo galay sanadkii lixaad Ee heer puntland ah islamarkaana ay kaqayb galayaan dhamaan Dagmooyinka Puntland waxaa sanadkaan kaqayb galaya 34 oo kakala socday 10Degmado. Ardaydaan oo ah ku wii kasoo baxay is reeb reebka Degmooyin ayaa ugu danbayn Garowe ku...