by admin | Nov 1, 2016 | News, Waxqabad
Masjidka Al-Huda Magaaladda Garowe waxaa laguqabtay Xaflad balaaran oo lagu sharfayay 60arday oo baratay kutubta Gundhigga u ah barshada Shareecada qaybaheeda kaladuwan Sida Xadiiska/Caqiidada /Fiqiga /Adabka . Xafladdan oo ay soo buuxdhaafsheen boqolaal Arday Iyo...
by admin | Oct 28, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasada Al-minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa Arday gaaraysa 102 arday oo iskugu jira Agoon Iyo Danyar waxay u qaybisay Dhamaan Agabka Wax lagu Barto Sida Dharka /Buugaagta /Qalimaan waxaana Mu’asasadu Ardaydaan kasoo kala xushay Intabadan Goobaha...
by admin | Oct 10, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa Masjidka Al-Huda Magaladda Garowe lagu soo gabagabeeyay Dowro Ay Bixinayeen Culimo Fasax Kujoogay Magaalada Culimadaas oo Kamid ah Culimada Wax Kabarata Macahadka sare Ee Ducaada Oo Kuyaal Hargaysa Culimadan Oo Gaaraya 6 Ayaa Gudanayay waajibka Diimeed ee...
by admin | Sep 23, 2016 | News, Waxqabad
Tababarkaan Ayaa kabilowday Masjidka Al-Huda Garowe Waxaana Bixinayay Culimada Wax kabarata Machadka Sare Ee Soosaara Ducaada Oo Ku yaal Magaalada Hargaysa Kuwaas Oo Fasax Kujooga Garowe Ayaa Umada walaalahooda Mudada ay joogaan garowe Iyo Meelaha lamida waxay...
by admin | Sep 4, 2016 | News, Waxqabad
Mu’asasadda Alminhaaj ee Dacwadda iyo Horumarinta ayaa raashin u qaybisay qoysas danyar ah oo ay saamaysay jiilaalka ka jira deegaanadaas , waxaana qoysasku ay gaaraan ilaa iyo 700 oo qoys . 400 oo kaamida qoysaskaas ayaa loogu qaybiyay barxadda wayn ee hoolka...
by admin | Sep 3, 2016 | News, Waxqabad
Hay’adda Islamic Relief Organization ee ka howlgasha Wadanka Sacuudiga Arabiya aya wada qorshe ay deeq cuno gar gaar ah ugu qeybineyso dadka Masaakiin iyo Danyar ah oo ku nool Degaanada Puntland. Howshan qeybinta Cunada Gar gaar ka aha aya waxaa fududeynaya Mu’asada...