by admin | May 28, 2016 | News, Waxqabad
Sanad walba waxaan afurinaa dad badan oo masaakiina oo isgu jira soomali aan awoodin inay afuraan iyo oromo iyo yamaniyiin maglaada Bosaso ku soo qaxay. Sanadkii Hore waxaa la.afuriyey magalada bosaso dad gaarayaa 1335 qof dadkaas waxaa lasaaray oo laga afursiiyey...
by admin | May 10, 2016 | News, Waxqabad
Hay’ada HARO oo ka mid ah kuwa ka howlgala Puntland, ayaa Maanta Gargaar Raashin ah u qaybisay qoysas gaaraya 300, kuwaasoo ay saameyn ku yeesheen abaarihii dhacay sannadkan. Mas’uuliyiinta Hay’adda HARO, ayaa sheegay in raashinkan uu qayb ka yahay Gurmadkii Guddiga...
by admin | Apr 19, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa habeenkii 5aad kasocota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaso Kulan Diimeedkii 14aad ee sanadwalba lagu qaba jiray Masjidka Alrowda Bosaso waxaana Caawa Labo Muxaadaro oo Aad U qiimi Badan Soo Jeedshay Labada Sheekh ee Kala ah Sh.Axmed Daahir Xasan Iyo Sh.Fu’aad...
by admin | Apr 17, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa habeenkii sadexaad si toos ah uga socda magaalada bosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda nadwadii sanadlaha ahayd,cinwaanka muxaadarada ayaa caawa ahaa “dhibaatooyinka carrabka” waxaana soo jeedinay Dr.Axmed Jaamac Ismaaciil mire. Sheekha...
by admin | Apr 14, 2016 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo jumce ah ka bilaabatay magaalada boosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda nadwadii sanadlaha ahayd taasoo sanad walba laqaban jiray xilligan oo kale, nadwadan ayaa noqonaysa midi afar iyo tobnaad. Nadwadan ayaa waxaa kazoo qayb galay...
by admin | Apr 7, 2016 | News, Waxqabad
Culimad Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ugu magaca dheer ayaa Xalay oo bishu ahayd 7/04/2016 waxay nadwo diini ah ku qabteen Masjidka Al-huda Ee Garowe Waxaana Halkudhegu Ahaa (Bayaaninta Xaaladaha Taagan Ee Kusalaysan Manhajka ) waxaana Ugu Horayntiiba Lagu soo...