by admin | Aug 17, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa galabtay oo taariikdu tahay 02/09\1436 oo ku beegan 17/08\2015 Mu’asasada Alminhaaj Gabolka Nugaal ay ku daah furtay Xarun cusub oo lagu baranayo Qur’aanka kariimkaa iyo Wixii Laxiriira Culuumta Shareecada Islaamka . Xaruntaan oo lagu magacaabo...
by admin | Aug 9, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa maantay lagu qabtay hoolka jaamacadda bariga Afrika xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay xafladaan ayaa ahayd mid maalmihii lasoo dhaafayba diyaar garow geeda lagadareemayay gudaha caasimada puntland Ee garowe waxaana Mu’asasada Alminhaaj ay ku soo...
by admin | Jul 17, 2015 | News, Waxqabad
Gudoomiyaha guud Ee Mu’asasada alminhaaj Puntland Sh.Maxamed Cabdullahi Cabdulle Ayaa hanbalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga u diray Guud Ahaan Umadda Islaamka ka Gaar Ahaan Umadda Soomaaliyeed Meelkasta oo ay Dunida kajoogaa waxaana uu Eebe...
by admin | Jul 12, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa Subaxnimadii Sabtida ahayd si Diiran Magaalda Galdogob loogu soo dhaweeyay Wafdi uu horkacayay Guddoomiyaha Dalladda Ardayda Ka Baxay Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya, wafdigaas oo ka kala yimid ilaa Lix magaalo oo kala ahaa Boosaaso, Garowe, burtinle,...
by admin | Jul 12, 2015 | News, Waxqabad
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland. Kulankaasi afurka iyo cashasharafta ahaa ayaa Wasiirka Cadaaladda ,...
by admin | Jul 11, 2015 | News, Waxqabad
Xafladaan Oo ahayd Mid Si wanaagsan loo soo agasimay Ay kadhacday Masjidka Weyn Ee Al-Huda Magaalada Garowowe waxaana kasoo qayb galay Xubnaha u sareera Dowladda Puntland Waxaana hogaaminayay MadaxweynECabdi Wali Maxamed Cali Gaas ,Gudomiyaha Baarlamanka Siciid Xasan...