+252 90 7798232 [email protected]
QAAR KA MID AH CULIMDA UGU CAANSAN SOOMAALIYA OO AY HORKACAYSO MU’ASASADA AL-MINHAAJ OO MAANTAY BOOQDAY XARUNTA AY KU JIRAAN DADKA KASOO QAXAY DALKA YAMEN QEYLO DHAANA U DIREY UMMADDA SOOMAALIYEED SI LOO CAAWIYO DADKAAS :

Boosaaso : saakay oo taariikhdu ku beegnayd 15/ 05/ 2015 ayaa waxa booqday xarunta ay ku jiraan dadka kasoo qaxay dalka yamen qaar ka mid ah culimada ugu cansan Soomaaliya sida Sh Daahir Awcabdi iyo Sh Maxamed Macalin Axmed. Booqashadaan culimada ayaa waxa horkacayay...