by admin | May 2, 2015 | News, Waxqabad
Labada Sh.Ee kala ah Sh.Dr.Bashiir Axmed Salad Iyo Dr.C/rizaaq Maxmauud Takar ayaa waxay kajeediyeen Masjidka Al-Huda Magaalda Garowe labo Muxaadaro oo aad u qiimi badan waxayna labada sheekh darsigooda soo xaadiray Dadweyne aad u farabadan kuwaas oo soo buuxdhaaf...
by admin | May 1, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa xalay oo jimca ahayd kadhacday masjidka Al-Huda magaalada garowe Muxaadaro aad u qiimi badan waxaana soo jeedshay Culimo uu hogaaminayay Caalimka Soomaaliyeed Sh.Cali Warsame waxaana sheekhu aad ugu dheeraaday Ahmiyada ay leedahay In dadka loogu yeero diinta...
by admin | Apr 9, 2015 | News, Waxqabad
Galabnimadii Jimcaha ee ku beegnayd 3/4/2015 ayaa waxaa ka dhacay xarunta Mu’assasada kulan balaaran oo ay soo agaasintay Mu’assasada Dacwada iyo horumarinta ee Alminhaaj laanteeda Galdogob. Kulanka oo ay soo buuxdhaafiyeen guud ahaan qaybaha bulshada, hogaanka...
by admin | Apr 5, 2015 | News, Waxqabad
Waxaa caawa oo taariikh du kubeegan tahay 05/04/2015 Xafiiska Idaacadda AlXikma Iyo warqabadka Halgan.net Ee Garowe Soo booqday Culimo kasocota Raabidatul wafaa (رابطه االوفا) Culimadaan oo idaacada AlXikma ku maqtiqaaday in ay Culimadaani ay ku yeelato muxaadaraat...
by admin | Apr 2, 2015 | News, Waxqabad
Mamulka iyo shaqalaha Shirkadda xooga korontada NEPCO ee magalada Gaalkacyo ayaa maanta oo Khamiis ah taageeray Olalaha la-dagalanka Qaadka Soomaaliya, ka dib kulan ka dhacay hoolka Shirkadda. Kulankan ayaa wuxuu dhexmaray Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar...