+252 90 7798232 [email protected]
KULANKII CULIMADA IYO ARDAYDA JAAMACADA (PSU) GAROWE.

KULANKII CULIMADA IYO ARDAYDA JAAMACADA (PSU) GAROWE.

Qaybo kamid ah culimadii nadwada kawaday garowe ayaa kulan laqaatay ardayda Jaamacada PSU Ee Caasimada dowladda Puntland. waxaana  Culimadaan hogaaminayay caalimka soomaaliyeed Sh.Cabdi Naasir Xaaji Axmed  Waxaana kulankaan kuweheshay Sheekh Cabdi Qani Qorane Maxamed...