by admin | Nov 11, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa Maalmihii lasoo dhaafay safar ku marayay dhulka baadiyaha ah Gudomiyaha Mu’asasada Alminhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal Sh.Mukhtaar Axmed Faarax Iyo Wafti Uu hogaminayo Waftigaan O u kuurgalayay xaaldaha ay kusugan yihiin dadka reer guraaga ah waxayna in...
by admin | Oct 16, 2014 | News, Waxqabad
Garoowe:-Gudiga dhaqaale u ururinta dhismaha wadooyinka iyo buundada Midigar ayaa maanta soo bandhigay lacago loogu deeqay kaqayb qaadashada dhammaystirka wadooyinka iyo Buundada taasi oo kasoo gaartay Jaaliyadaha dibadda ee reer Puntland. Shiikh Maxamuud Xaaji Yusuf...
by admin | Oct 11, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday goboladda puntland abaabul balaaran oo ay garwadeen kayihiin Culimada iyo waxgarad kale waxaana looga tashanayay sidii laga yeeli lahaa xaalda walaalaha kunool gobolka gedo oo ay ku dhufateen abaaro balaaran abaarahaas oo...
by admin | Oct 9, 2014 | maqaallo, News, Waxqabad
Waxay ahayd 7/10/2014 markaan Hanqaloocsaday Qormadii uu halyeynimada isku biday Bashiir M. Xersi oo ka mid ah Ragga isku gadaamay Buugga Xadka Riddada Maxaa ka run ah, iyo Qoraaga Buugga Cabdi Saciid Ismaaciil, Qormada Bashiir Horraantii waxaan Naawilayey in ay...
by admin | Oct 4, 2014 | News, Waxqabad
Gudoomiyaha Mu,asasada Alminhaaj Dacwada iyo horumarinta Ee Puntland Sh. Maxamed Cabdullahi Cabdille Ayaa Hanbalyo udiray dhamaan umada islaamka meelkasta oo ay aduunka kajoogaan gaar ahaan umada soomaliyeed waxaana gudoomiye Maxamed cabdullahi Cabdulle Urajeeyay...
by admin | Sep 30, 2014 | News, Waxqabad
Jaamacadda Bariga afrika faraceeda magaaladda Boosaaso ayaa maanta uqabatay xaflad soo dhaweyn ah boqolaal ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo kusoo biiray Jaamacadda sanad dugsiyeedka 2014-2015. Xafladda soo dhaweynta ah oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda ee...