by admin | Sep 30, 2014 | News, Waxqabad
Xafdad balaaran oo sifiican loosoo agaasimay oo maantoo ah jamce 01-12-1435h oo kubeegan 26-09-2014 ayaa kadhacay dagmada Galdogob . Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen mu’assasada minhaaj faraceeda galgogob. Xafladdaas oo aheyd mid ay xilwareejin aheyd oo ay xilka...
by admin | Sep 30, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa 26/9/2014 kuna began 2/dul Xija/1435 lagu qabtay magaalada boosaaso kulan cilmiyeed si wayn loosoo agaasimay, waxaana loo qabtay kulankaas ardayda boosaaso ku sugan ee ka baxday macaahidda sharciga ah ee Soomaaliya, waxaana dawradaas soo qabanqaabisay Dalladda...
by admin | Sep 12, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa habeenkii labaad gashay muxaadaraatkii xiriirka ahaa e kasocday masjidka Alraxma Magalada Garowe Caasimada Puntaland waxaana caawa Muxaadarada qaybteedii kowaad soo jeedshay sheekh Axmed Maxamed (Dabiixi) waxaana sheekhu aad u faaf faahiyay arkaanta islaamaka...
by admin | Sep 11, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa caawa kabilaabatay masjidka Al Raxma magaladda Garowe Ee Caasimada Puntland Xamla dacawi ah oo ay kasoo qayb galeen Culimo can ku ah fidinta dacwada allah iyo ugargaarida Sunada waxaana Culimadaan hogaaminayay Sh.Axmed Cabdi Samad Waxaa sidoo kale kamid...
by admin | Aug 28, 2014 | Waxqabad
Baardheere:-Waxaa maanta mar kale lagu faafiyey mareegta Rasminews fariin cod ah oo ay diyaariyeen Muasasa Al-Zeylici fariin ay ka duubeen Abu Yaasir Al-Muqdishi wuxuuna si faah faahsan uu kaga hadlay dilkii Abu Mansuura Al-Amriki oo ay kooxda Amniyaadka ee Ahmed...
by admin | Aug 25, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa markii ugu horeysey laga furay Tuulada qarxis Dugsi sare oo ay Tuuladu yeelato, arrintan oo ay aad usoo dhaweeyeen dadweynaha ku dhaqan, deegaankaas. Qarxis: waa Tuulo ka tirsan Degmada Eyl, waxayna ka xigta dhanka laamiga ilaa 75km. waxayna udhaxaysaa...