by admin | Aug 19, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maantay xariga lagajaray masjid aad uweyn kaas oo lagadhisay xaafada hodan caasimadda puntland ee garowe masjidkaan oo uu kudeeqay maalqabeenka caan ka ah ee sheekh cabdi kariim asalaama ooudhshay wadan ka sucuudi carabiya . waxaa walakiil ka ahaa الشيخ الوالد...
by admin | Aug 16, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa saakay Shir saxaafadeed Culimaddu kusoo Bandhigaysay haogaanka cusub Ee Ay yeelatay Mu,asasada Alminhaaj Dacwadda Iyo hurumarinta Ee Puntland Shirsaxaafadeedkaan oo ay kasooqaybgaleen Culimo badan oo can ka ah Somaliya . Waxaa ugu Horayntiiba shirka lagusoo...
by admin | Aug 13, 2014 | News, Waxqabad
Mu,asasada alminhaaj puntland ayaa maantay qabatay xaflad ay kusoo bandhigaysay waxqabadkeedii mudadii ay xilka haysay warbixintaan oo ayahayd mid dhinacyo badan taabanaysay ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas uuliyiin kasocota dowladda puntland culima awdiin...
by admin | Jul 30, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maanatay mu,asasada Alminhaaj faraceeda gobolka nugaal ay laba RATI Uqashay maxaabiista kukalaxiran jeelka weyn ee garowe iyo maxaabiista kuxiran kantoroolka galbeed ee caasimada puntland . Waxaa mashruucaan maxaabiista geela loogu qalayay loogana farxiyay...
by admin | Jul 29, 2014 | News, Waxqabad
Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Boosaaso oo kamid ah magaalooyinka ugu waa weyn Puntland, Inkastoo Masaajiyadda Bosaso saladda ciida lagu tukaday, hadana dadwayne aad u faro badan ayaa salaada ciida oo lagu tukaday garoonka...
by admin | Jul 27, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maamulka iyo xubnaha mu,asasada Alminhaj puntland ugu hanbal yay naysaa umadda islaamkaa meelkastoo ay aduunka kajoogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed ciidul fidriga . waxayna illah hood uga baryay saa in ilaah ka aqbalo camalkii wanaagsaa ee ay kusoo...