by admin | Jul 3, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maanatay masjidka Alraxma magaaladda garowe ka biloowday Tartan ka qur,aanka kariimkaa tartan kaan oo sanadwalba kadhaca garowe casimada puntland Tartankaan oo ah heer gobol ayaa waxaa uu gogol xaar u yahay tartanka heer puntland Waxaa Masjidka alraxma...
by admin | Jun 28, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maalintii 4aad gashay dowradii kasocotay hoolka dugsiga sare ee Alwaaxa dowradaan oo mu,asasada alminhaaj faraceeda gobolka nugaal uqabato waqtiga xagaaga ardayda dhigata dugsiyada sare ee kuyaal garowe Waxaa xagaagaan ka faaiidaysanaya arday gaaraysa 150 arday...
by admin | Jun 23, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maantay kabilaabatay hoolka dugsiga sare ee alwaaxa magaalada garowe dowradii xagaaga loo qaban jiray ardayda waxka barata dugsiyada sare iyo macaahid ku yaal caasimada puntland , Dowradaan oo ah tii 8Aad oo ay qabato mu,asasada al minhaaj faraceeda...
by admin | Jun 16, 2014 | News, Waxqabad
Maalinimadii Axada 15/06/2014 waxaa guriga uu ka degan yahay magaalada Qardho Boqor burhaan Boqor Muuse uu ku soo dhoweeyey Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdigii la socday ee maalmahaanba safarka Dacwadeed ku maraayey degaanada Punt land Gaar ahaan...
by admin | Jun 15, 2014 | News, Waxqabad
Garowe:- Waxaa Shalay Kulan Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wax Ka Barata Machadka Lagu Magacaabo Xaaji Cabdi Ee Kuyaala Magaalada Garowe Ee Xarunta dowladda Putlannd Kulan Cilmiyaadkaasi Waxaa Soo Qaban Qaabisay Mu’asasada Al Minhaaj Faraceyda Magalada Garowe...
by admin | Jun 12, 2014 | News, Waxqabad
Garowe Waxaa Masjidka Ween Al Hudaa Ee Magaalada Garowe Lagu Soo Gaba Gabeeyay Munaasabadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xxafidahullaah Caawa Oo eheed Aheenkii Ugu Dambeysay Muxadaraadkii Uu Ka Soo Waday Magaalada Garowe Gaar Ahaan Masjidka Al Hudaa Sheekh Maxamed Cabdi...