+252 90 7798232 [email protected]
Roobdoon kadhacday Caasimada Puntland Ee Garowe Sawiro,

Roobdoon kadhacday Caasimada Puntland Ee Garowe Sawiro,

Roobdoontaan oo ay horay ugu baaqeen wasaarada diinta iyo owqaafta puntland iyo hayada al minhaaj dacwada iyo horumarinta faraceeda gobolka nugaal ayaa ugudanbayntii waxaa kasooqayb galay  dad kor udhaafaya 1000 ayaa lagu tukaday  laba rakcadood oo salaada roobdoontaa...