by admin | Apr 10, 2014 | Waxqabad
Kulan cilmiyeed kii 3bari kahor kafuramay masjidka weyn al huda garowe ayaa waxaa uugalay maalin tiisii 3xaad kulankaan waxaa soojedinayay aqoonyahan ka soomaaliyeed Cabdi fataax maxamud (cajab) waxaa aqoonyahan ka oo siweyn looga dareemay dhamaan magaalada garowe...
by admin | Apr 7, 2014 | Waxqabad
Waxaa galabtii labaad sitoosa uga socota dabaqa sare ee masjidka al huda magaalada garowe dowro cilmiyeed socon doonta labo isbuuc waxaana soojeedinayay aqoonyahay sheikh cabdifataax cajab . Sida aan kahelnay gudoomiyaha golaha fulinta mu,asasada alminhaaj...
by admin | Apr 6, 2014 | Waxqabad
Waxaa maantay oo sabti ah laguqabtay dabaqa sare Ee masjidka alhuda caasimida puntland ee garowe dowro cilmiyeed looqorsheeyay dhamaan qaybaha kaladuwan ee bulshada. Waxaana sooqabanqaabisay mu,asasada al minhaaj faraceeda g obolka nugaal waxaana soo jeedinayay...