by admin | Apr 21, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda Mu’assasada Al minhaaj Mudug Maxamed Xasan Waloore ayaa xalay gudoonsiiyay Kutub gudoomiyaha Xafiiska Mu’assasada Al Minhaaj ee Galdogob. Maxamed Xasan Waloore ayaa gudoomiye Farxaan Cabdulaahi Axmed gudoonsiiyay...
by admin | Apr 20, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Gudoomiyaha Mu’assasada Al Minhaaj Mudug Ustaad Axmed Maxamed Xirsi ‘’Faratooyo’’ iyo qaar ka mida Masuuliyiinta Makaatibta ayaa caawa Magaalada Galkacyo kusoo dhaweeyay Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay gudoomiayah Xafiiska Al Minhaaj Galdogob...
by admin | Apr 20, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:- Xafiiska Dacwada Iyo Tacliinta Ee Mu’assasada Al Minhaaj Mudug ayaa maanta kormeer ku aadan ukuurgeliida Baahiyaha ka jira Masaajidda waxay markale ka bilaabeen Magaalada Galkacyo. Kormeerkan oo soo bilowday horaantii bishan ayaa waxaa madaxda...
by admin | Apr 19, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Mu’assasada Al-Minhaaj Mudug Ustaad Axmed faratooyo ayaa maanta kala qeybgalay Xaflad si heer sare loo agaasimay oo lagu sagootinayay Ardayda Fasalka Afaraad ee Dugsiga Sare Ee Iskuulka Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Gudoomiyaha Mu’assasada...
by admin | Apr 17, 2018 | News, Waxqabad
Bacaadweyn:- Wakiilka Xafiiska Mu’assasada Al minhaaj Mudug Bacaadweyn Ustaad Maxamuud Cabdirashiid Jaamac ayaa saaka Booqday Dugsiga Hoose,Dhexe Iyo Sare Ee Barbaarshe waxa uuna ardayda usoo jeediyay Dardaar ku Aadan Udiyaar garowga Imtixaanaadka dhawaan la...
by admin | Apr 15, 2018 | News, Waxqabad
Galkacyo:-Gudoomiyaha Xafiiska Mashaariicda Mu’assasada Al-minhaaj Mudug Maxamed Xasan Waloore ayaa maanta Kutub Qur’aan Iyo Qalab Waxbarasho gaarsiiyay qaar kamida Xarumo waxbarasho oo ku yaala Magaalada Galkacyo. Xarumaha waxbarasho ee uu Gudoomiyihu...