by admin | Mar 22, 2018 | News, Waxqabad
Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loosoo agaasimay ayaa kadhacday masjidka Alhuda garowe waxaana lagu abaal marinayay 125 arday oo kasoo baxay maraakista islamarkaana usoo wareegay Xalaqada Wayn ee Sh Dahabi oo kasocota Masjidka Alhuda . Xafladaan waxaa kasoo qayb...
by admin | Mar 20, 2018 | News, Waxqabad
Markis maryama bintu Cimraan oo ah goob ugaar ah waxbarashada haweenka noocyadeeda kaladuwan sida Barashada Shareecada Islaamka Iyo Dhamaan wixii lagu Hormarinayo Xirfada haweenka ayaa mudadii ay jirtay waxay ku tilaabsatay tilaabooyin muhiim ah oo u badan...
by admin | Mar 19, 2018 | News, Waxqabad
Barnamaijka Islaamka iyo Cadaalada waa barnaamij Taxana ah aadna kala socon doontaan Www.Alminhaaj.com Iyo Www.Halgan.net Hadaba hoos kadaawo Taariikhda Wanaagsan ee Islaamka iyo Soyaalka Sidii Uu U xaliyay Dhamaan Caqabadihii soomaray...
by admin | Mar 19, 2018 | News, Waxqabad
Wacyigalintaan ay bilowday Mu’asasada Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa imaanaysa Xili Bulshadu baahiweyn u qabtay in ay hesho wacyi galin balaaran maadaama ay waqtiyadii danbe soobadanaysay arimo badan oo halis ku ah jiritaanka bulshada dhanwalba . Wacyi...
by admin | Jan 13, 2018 | News, Waxqabad
Mu’asasada Alminhaaj Ee dacwada iyo Horumarinta Bulshada Faraceeda Gobolka Nugaal Ayaa Degmada Buurtinlle Kadaah Furtay xafiiska Mu’asasada ee kashaqaynaya degmada Buurtinle Iyo tuulooyinka hoosyimaada . Xafladaan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay...
by admin | Dec 8, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay guud ahaan puntland gaar ahaan Garowe laga hadalhayay gole lamagac baxay Walaalaynta Bulshada iyo Qabyaalad diidka kuwaas oo aragtidoodu tahay sidii loo helilahaa Bulshada soomaaliyeed oo midaysan islamarkaana kabaxday qabyaaladda Iyo...