+252 90 7798232 [email protected]

Garowe(pp) Xarunta cilmibaarista iyo ka hortagidda shaqaaqooyinka  (OBSERVATORY OF CONFLICT AND VIOLENCE PREVENTION OCVP) ayaa  cilmi baaris  la xiriirta Heerka amni,adeegyada Cadaalada,Maamul wanaaga Sida adeegyada Dowladda hoose iyo booliisku ugaaraan xaafadaha Caasumadda Garowe uga sameeyeen Magaalada Garowe.

Kulan ay kasoo qeyb galeen Dowladda hoose, Odayaasha Dhaqanka, Culimada, Jaamacadda Bariga Africa, guddiyada Xaafadaha Garowe, iyo xubno ka socday Dhalinyarada iyo Haweenka ayeyna kusoo bandhigtay Cilmi baarista.

Madaxa hay’adda OCVP Puntland, Ismaaciil Cabdullaahi Cilmi ayaa sheegay in ujeeddada shirku ay ahayd in Hay’addu soo bandhigto wixii uga soo baxay Cilmi baristii ay kasameeyeen Garowe intii u dhaxeysay 2013 illaa 2015.

Cilmi barista ayuu tilmaamay inay ka qayb qaadatey sidii dhalinyarada looga wacyi-galin lahaa arrimaha amni darro ee mararka qaar ku dhaca, waxaana uu bulshada ugu baaqey inay ka qayb qaataan sidii arinkaas wacyi galin looga sameyn lahaa.

 Sawirro

S3680099 S3680102 S3680113 S3680128

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES