+252 90 7798232 [email protected]

Culimada KunoolPuntland Gaar Ahaan Magalada Bosaso AyaaKulan Ay Kuqabteen Markiska Alrowda Waxaay Fariin Ugu Direen Baarlamaanka Somali Kuwaas Oo Lafilayo In ay Doortaan Dhawaan  Madaxweyne Soomaaliyeed,

Waxaa Kulankaan Kaqayb galay

Sh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf

Sh Maxamed Macalim Axmed

Sh Axmed Daahir Xasan Aw Xuseen

Waxayna Siwada Jir ah baaq Ugu Direen Baarlamaanka Somali waxayna Kacodsadeen In aysan Ilaawin Kitaabkii Allah Ee Ay Kudhaarteen.

Culimada Oo Dardaaran kooda siiwata ayaa Yiri Maantay Waxaad awoodaan inaad Somali Usoo daartaan  Madaxweyne Badbaadsha  Dal/Diin/Dadba

Hoos Kadaawo Muqaalka Culimada

N

Nuur Jaamac Aadan

Xafiiska Warbaahinta Mu’asasadaAl-Minhaaj Puntland

[email protected]