+252 90 7798232 [email protected]

Muqdisho:-Culima udiinka Soomaaliyeed oo saaka saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen koox diineed cusub oo dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar iskuna magacaabay ” Saaciduun Bil Xaq ” ayaa culimadu waxaa ay xuseen in kooxdaan ay tahay Koox Takfiir ah oo gaalaysiinaya Umada Soomaaliyeed ee Islaamka ah waxaana ay culimadu ugu baaqeen kooxdaan in ay Alle u laabtaan iyagoona uga digay shacabka Soomaaliyeed in ay ku kadsoomaan kooxdaan.

Hoos ka Akhri Bayaanka culimada Soomaaliyeed ay ka soo saareen magaalada Muqdisho ugana digeen kooxdaan Takfiirka ah

17884500_1281174961996763_6947008634562818255_n