+252 90 7798232 [email protected]

Culimadaaan Oo Uu hogaaminayay Sh Maxamuud Xaaji Yusuf Kuna Weheliyeen Sh Dalmar Iyo Sheekh Mukhtaar Axmed Faarax ayaa Caawa oo taariikhdu tahay 15/10/2017 Kuqabtay Hadal Kooban Masjidka Al-Huda kaas oo ay ku cabirayeen Dareen Kooda iyo Tacsi Ay u dirayeen Dadkii Ehelkooda Laga xasuuqay Muqdisho .
Dhanka kale waxay bulshada kunool Puntland Iyo Guud ahaan Caalam Ugu Baaqeen in lagarab istaago Dadkii Dadkoodu Ku le’deen Muqdisho .
waxaana Culimadu Balan qaadeen In Dhankooda ay Hiil Iyo Hoo Lagarab Istaagayaan Dadkaas Dhaawaxa AH Iyo Dadkii ay Kadhinteen. Hoos Kadaawo Muuqaalka  .